Website Shakhsi/Personal

Xulka labaad ee website-ka waa nooca shakhsiga ama personal.
1: Website ka kooban 5 ilaa 7 page
2:Social media-ha oo lagaa caawiyo sida facebook, twitter iwm
3:Tababar sidii aad u maamulan lahayd webkaaga oo aad isugu fillaan lahayd.
4:Goor kasta oo laguu dayactiro (Sanadki laba goor oo bilaash ah) sida ku daris ama ka dhimis hadba baahidaada.
5:Domain name-ka iyo Hosting-ka oo lagaa caawiyo waayo waa labada talaabo ee ka horaysa inta aan la dhisin websiteka.
6:Design aad jeclaato, hawl ku cajabisa, qiima aan ku didin iyo farsamo ku raaligelisa.