Website Ganacsi

Xulka hore ee website-ka waa nooca ganacsiga ama Business-yada.
1: E Commerce Website ka kooban inta page ee kugu filan.
2: Online Payment Solution – Aqbalka lacagaha online-ka.
3: Dayactir sanad kasta iyo qurxin bilaash ah, sida midabka iyo qaabaka oo wax laga badalo.
4:Tababar sidii aad u maamulan lahayd hawl yari.
5: Talooyin wax ku ool ah oo ku beegan Domainka iyo Hostingka, YouTube, FaceBook.
6: Design wanaagsan iyo www.somabiz.com directory oo lagugu daro bilaash.
$500 Dalka oo dhan $750 Qurbaha