Falsan Mobile Apps.

Khadamaadka aan qabano waxaa ka mid ah inaan design-garayno mobile Appliations waayo websiteyada ganacsiga maanta kama maarmaan inay leeyihiin Mobile App sababa dhawr ah awgeed.

  • Si ganacsigaaga mar walba ay dadku u heli karaan maadaama qof walba haysto mobile phone
  • Inaad ka dhex muuqato ganacsiyada tirada badan ee maanta ka jira online-ka
  • Iyadoo mardhow dadka badankiisu ka haajiri doono isticmaalka computerada
  • In website-aagu ahaado mid laga daawan karo dhamaan shaashadaha kala duwan ee la isticmaalo sida, computerka, Tabs-ka iyo Mobile devices-ka.
  • Adigoo xitaa wax ku iibin kara telefoonada ama kuwa kale ee gacanta lagu qaato.

Dhamaan website-yada aan falkino noocay doonaan ha noqdaane waa kuwo laga daawan karo dhamaan shaashadaha la isticmaalo maanta, si sahlana ugu sar go’an shaashad kasta.

SII FIIRA GAAR AH: Hadii aad naga dalbato dhismaha website-kaaga oo aad u baahato APP waxaad ku daraysaa oo kaliya $200 hadiise aad leedahay website aadse ubaahantahay APP kaliya sicirkeenu waa $400 waana mid aad uga jaban meelaha kale ee hamoogaan.

falsanmobile1