Falsan Web Studio

Falsan Web studio waa xarunta ama hoyga horumarinta, alifaada iyo abuurista website-yada. Waxaa kuu diyaar ah khuburo Soomaaliyeed oo ku takhasusay culuumta programming-ka gaar ahaan dhismaha website-yada. Hadii aad doonayso inaad yeelato website ganacsi ah ama mid shakhsiyeed waxaan ku leenahay afkaaga hooyo ugu qeex baahidaada aqoonyahanada bahda Falsan. Falsan waxay kuu balan qaadaysaa inay kuu falkiso website ku qanciya oo loo isticmaalay qalabka ugu dambeeya ee lagu falkiyo websites-ka. Aqoon iyo shaqo hufan ayaa ah halhayska shaqaalaha Falsan ee walaal boga xiriirka fur oo nala soo xiriir si aynu faahfaahin intaa dheer kuu siino. Guji Dabarkan oo adiguba eeg qaar ka mid ah shaqada aan qabanay.