About us/Falsan

Shirkada Falsan waa sharikad ku takhasustay horumarinta iyo falkinta website-yada nooc kasta. Waxqabadka Falsan kuma koobna oo kaliya dhismaha website-yada ee waa shirkad horumarinaysa dhamaan baahida dadka Soomaaliyeed u qabaan culuumta IT ama information technology. Waxaan ku tala jirnaa inaan xarumo kala duwan ka furno dhamaan magaalooyinka waawayn ee wadankeena sida Muqdisho, Hargaysa, Bosaso iyo Kismayo, xarumahaas oo hadii Eebe sare ahaayee raali ka noqdo lagu baran doono culuumta farsamada gaar ahaan Computerada (Science and Technology). Xarumahaas oo siin doono fursado aan xad lahayn dhamaan dhalinta Soomaaliyeed ee xiisaysa technologiyada dhinac waxbarasho iyo mid shaqo waxaanan rajaynaynaa inuu barnaamijkan noqdo mid hirgalo lagana faa’ido.